Somalian kansallislaulu
Lähde: National Anthems, http://david.national-anthems.net/index.html  used with permission from David Kendall
 

   
     

Somalia
"Somaliyaay toosoo" (Somalia Wake Up)
 

Sanoittaja: tuntematon
Säveltäjä: tuntematon
Otettu käyttöön: 2000
 


( Miditiedosto - Windows
        Media Player)
 
SOMALI LYRICS

CHORUS:
Somaliyaay toosooToosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taag daranee
Taageera waligiinee.

Ummadyahay mar kale toosoo
Calankiinna wada tiirshoo,
Danta guud ku taagsada oo
Isu wada tanaasula eey.

CHORUS

Tawaabkoo qudhaa bixiyoo
Gobannimada taam ka dhigee,
Rabbi toobad weyddiistoo
Talo saarta Weynaha eey.

CHORUS

Qabiilkaad ku tookhdaan baa
Qawmiyaddaada kaa tira oo,
Tayo li'ida qoysqoyskaa
Idin bada tabaalaha eey.

CHORUS

Inuu Naar ku taro mooyee
Dagaal ehel ma taabaggalee,
Shacabkaa in loo tudho oo
La tabantaabsho kaa mudaneey!

CHORUS

Curaddadaada taargo'ayaa
Tiiraanyo qaran weeyee,
Walaalkiis kan tooganayow
Adays jaray tagoogaha eey.

CHORUS

Quruun teeda hanan weydaa
Tiqo kuma leh dunideenee,
Adduunyada ka tamin qaadtoo
Assaagiina tiigsada eey.
 

 
   
    Jorma Sarsama 2007, www.afrikkanet.fi